Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Akhriso Magacyada Xubnaha ku fadhiya 13-ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Baraawe

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyay qabashada doorashada 13-kursi oo kamid noqonaya gollaha shacabka, kuwaa oo lagu dooranayo magaalada Baraawe.

Kuraasta lagu dooranayo magaalada Baraawe ayaa waxaa ku jira kuwa ay ku fadhiyaan siyaasiyiin caan ah oo qaarkood Baarlamaanka Soomaaliya kusoo jireen sanado iyo ka badan.

Maamulka Koonfur Galbeed ayaana noqonaya maamulkii ugu horeeyay ee shaaca ka qaada in doorashada golaha shacabka ku qabanaan magaalo labaad sidii horey loogu heshiiyay oo aheyd min labo magaalo in ay ka dhacaan doorashada gollaha shacabka.

Halkan ka akhriso magacyada xubnaha ku fadhiya kuraasta Baraawe lagu dooranayo

HOP#016: Aamina Sheekh Cismaan.

HOP#044: Safiyo Xasan Nuur.

HOP#155: Jawaahir Cadaawe Cabdi.

HOP#150: Xasan Cismaan Xuseen (Qoryooley).

HOP#151: Xuseen Cali Cabdalla.

HOP#152: Cabdullaahi Cumar Abshir.

HOP#153: AHUN Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Cali.

HOP#160: Nuur Siidow Baaba.

HOP#161: Sayid Cali Cabdulqaadir Macalim.

HOP#250: Maxamed Siciid Cabdullaahi.

HOP#080: Maxamed Cumar Dalxa.

HOP#165: Saalim Caliyow Ibrow.

HOP#173: Cismaan Xaaji Cali.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=HbLFQ06gTec

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Maamulka Galmudug oo xil cusub loo Magacaabay

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan oo u mahadceliyay Masuuliyiin katirsan Bangida Adduunka iyo IMF

Cabdi Cade

Abiy Ahmed oo la kulmay Siyaasi horey dil loogu xukumay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---