Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxaa ay shaacinayaan magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 6-dii kursi Ee hoos ku xusan taa oo uu guddigu shaaciyey 25/1/2022.
✅HOP#005
✅HOP#033
✅HOP#052
✅HOP#088
✅HOP#097
✅HOP#098
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://www.youtube.com/watch?v=1zi1gyXqbfM&t=118s