Agaasimihii waaxda Maamulka Maaliyada ee Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada DF ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.
Safiya Karaani ayaa kooxo bastoolado ku hubeysan waxay ku dileen agagaarka kaalinka shidaalka Hass ee wadada Maka Al Mukarama meel ku dhow isgoyska Sayidka.
Raggii dilka geystay ayaa la soo sheegayaa iney goobta ka baxsadeen waxaana goobtaas gaaray ciidamo ka tirsan kuwa amaanka DF oo halkaas baaritaano ka wada..
LA SOCO WIXII KU SOO KORDHA..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com