Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Galmudug oo shaacisay Jadwalka Doorashada 4 ka mid ah kuraasta Golaha shacabka

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada afar ka mid ah kuraasta Golaha shacabka baarlamanka federaalka Somalia oo lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb.

HOOS KA AKHRISO QORALKA GUDDIGA

https://m.youtube.com/watch?v=j2uy6jGAoS4&t=25s

Related posts

War cusub oo kasoo kordhay Masaajid ay isku heestaan Soomaalida Amsterdam

Cabdi Cade

Duqa Muqdisho oo Qorshaha Amniga Caasimada kala hadlay Simon Mulongo (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

(Sawirro) Wasiirka A/Dibadda Somalia oo kulan xasaasi ah la qaatay danjiraha UAE

Caydiid Ali
Taboola Ads ---