Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Guddiga Doorashada heer Federaal oo war kasoo saaray doorashada ka bilaabatay Puntland

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Shacabka ee ka bilaabatay Dowlad Goboleedka Puntland.

Muuse Geelle Yuusuf guddoomiyaha guddiga doorashada heer federaal ayaa sheegay in bilow wanaagsan tahay doorashada Puntland ka bilaabatay, waxa uuna rajo wanaagsan ka muujiyay in doorashada waqtigeeda ku dhamaato.

Doorashadan ay boggaadiyeen guddiga doorashada heer federaal ayaa imaaneysa xili la dhaliilay habka ay ku bilaabatay doorashada ka dhacday Garawe oo musharaxiinta qaar loo diiday in ay tartanka ka qeyb galaan.

Related posts

Ciidamada dowlada oo fashiliyay qarax miino oo la diyaariyay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu soo dhoweeyey Muqdisho (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

admin
Taboola Ads ---