Allbanaadir.com
NEWS

Odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya 5-kursi oo katirsan golaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta shaaciyay odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya shan kamid ah kuraasta golaha shacabka ee doorashadooda ka dhaceyso magaalada Garawe.

Odayaasha iyo bulshada rayidka ee magacyadooda lasoo bandhigay ayaana lagu wadaa in ay soo xulaan ergada dooraneysa shantan kursi oo horey guddiga doorashada u shaaciyeen in dhawaan lagu dooranayo Caasimadda Puntland.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweynihii hore ee DF Farmaajo oo fariin Muhiim ah u diray shacabka Soomaaliyed

Caydiid Ali

Haweeney Masaari ah oo kashiftay sir u qorsooneyd Jamal Khashoqgi (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Hormuud oo Maanta Haween dan yar lacag ugu qeybisay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---