Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay duqeymo ka dhacay Gedo & Jubbooyinka

Wasaarada Gaashaandhiga Somalia ayaa sheegtay iney ka xuntahay duqeymo ciidamada Kenya ka geysteen gobolada Jubbooyinka iyo Gedo, kuwaasoo lala beegsaday xarumo ay leedahay shirkad isgaarsiinta Hormuud.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada ayaa lagu sheegay in dowlada Somalia ay arrintaas kala xaajooneyso ciidamada AMISOM, ayna ka dalbaneyso in la cadeeo sababta arintaas keentay.

HOOS KA AKHRISO QORAALLA OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Miisaaniyada dowlada ee sanadka 2019-ka oo cod aqlabiyad leh lagu ansixiyay

Cabdi Cade

Daawo Video:- Ganacsi faa’iido badan oo ka socda Xarunta Xalane iyo Warar kale

admin

Kumanaan ka tirsan ciidanka Ilaalada Qaranka Maraykanka oo la geeyey Washington (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---