Allbanaadir.com
NEWS

Sidee Midowga Musharraxiinta u arkaan baaqashada dibed-baxii la qaban lahaa beri?

Golaha Midowga Musharraxiinta cambaareeyey hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish oo fal dambiyeed ku tilmaamay dibedbaxa laga abaabulayey Muqdisho

Qoraal ka soo baxay Midowga Musharraxiinta ayaa dhinaca kale looga mahadceliyey Golaha Bulshada Banaadir (GBB) aqbalka codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Midowga Murashaxiinta ee ahaa in dib loo dhigo mudaaharaadkii la qaban lahaa maalinta Khamiista ah 13/01/22.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MIDOWGA MUSHARRAXIINTA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo:-Sidee u aragtaa In Sheikh Shariif dhaho Waxaan sugaynaa kaliya inta uu waqtiga Farmaajo ka dhamaanayo (Dagaal Masa…..?!!

admin

(Akhriso) Dowlada Somalia oo ku adkeysatay Muddo kororsiga, una jawaabtay Beesha caalamka

Caydiid Ali

Daawo:-Salaad Cali Jeelle oo weji gabax kala kulmay Shirka Muddullood & Wasiir afka furtay..

Caydiid Ali
Taboola Ads ---