Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiyihii Guddiga doorashada Galmudug oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la doortay

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa kulan deg deg ah oo ay yeesheen waxa ay xilka uga qaadeen guddoomiyihii guddigaasi Maxamed Daahir Guuleed .

Xubnaha guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa dood iyo falanqeyn ay yeesheen kadib waxa ay guddoomiye u doorteen Maxamed Qaasim Maxamuud oo horey u ahaa xoghayaha guddigaasi.

Xil ka qaadista guddomiyaha guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa kusoo aadaya xili horey xilka looga qaaday guddomiyihii guddiga doorashada heer federaal Maxamud Cirro.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=QTAjWBRx0iM

Related posts

Maxaa Isa Sudhay Saxaafadda Madaxa banaan iyo Xukuumadda ?

Cabdi Cade

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo War-saxafadeed soo saaray (Akhriso)

Caydiid Ali

Madaxwayne Farmaajo oo Kulan dag-dag ah qaban qabinaya iyo dad Ajnabi Ah Oo Ladilay & Somaliland oo Ka So..

admin
Taboola Ads ---