Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Axmed Madoobe oo soo dhaweyntiisa Kismaayo saf dheer loo galay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, oo maalmahii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay magaalada muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland.

Masuuliyiin katirsan labada gole ee maamulka Jubbaland iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha ayaa muqdisho kaga soo qeyb galay shirka madasha wadatashiga qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo laga soo saaray go’aamo Cusub oo lagu sii dhaqaajinayo doorashooyinka golaha shacabka ee qeybo kamid ah dalka ka bilowday.

https://www.youtube.com/watch?v=QTAjWBRx0iM

Related posts

Dowlada kenya oo ka jawabtay eedeyn kaga timid dowlada somaliya !!

admin

Maxay tahay digniinta ka soo baxday Maamulka Puntland ee shacabka loo jeediyey?

Caydiid Ali

Wasiir ka tirsan Dowlada Somalia oo qaaday talaabo ay ka carootay dowlada Turkiga

Caydiid Ali
Taboola Ads ---