Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Xadgudubyo ka dhacay Boosaaso maalmihii dagaalka oo la diiwaan geliyay iyo Magdhaw….

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay xadgudbyo naf iyo maal leh oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maalmhii ay ku dagaalamayeen ciidamada Puntland iyo kuwa PSF.

War kasoo baxay Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa lagu sheegay in ay diiwaan galiyeen xadgudubyo badan oo shacabka soo gaaray, waxa ayna xarunta dalbatay in la cadeeyo cida masuulka ka ah xadgudubyada ka dhacay Boosaaso.

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaana ku baaqday in magdhaw nafeed iyo mid hantiyadeedba laga bixiyo dhibaatadii ka dhalatay dagaaladii cuslaa ee ka dhacay magaalada Boosaaso.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Midowga Musharaxiinta oo Baaq iyo Digniin u diray Dowlada federaalka

Cabdi Cade

Dekadda Muqdisho oo Xiliyadda Habeenkii Shaqo bilowday iyo Sababta Keentay (Sawirro)

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay bulshada ku dhaqan Balcad (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---