Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxay ka wada hadleen Laftagareen iyo safiirada dalalka Maraykanka & UK? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada Mareykanka ee Somalia

Laftagareen iyo Safiirada oo kulankooda sidoo kale ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Agaasimaha Madaxtooyada KG ayaa kaga wada hadlay xaaladda dalka uu marayo

Waxyaabaha diirada lagu saaray kulankooda waxaa ka mid ah Amniga, doorashooyinka iyo Abaaraha ka jira degaano ka tirsan Somalia oo koonfur galbeed ay ku jirto.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho u jooga ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga oo maalmaha soo socda furmaya,

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Cabdi Cade

Booliska DF oo ka hadlay haweeney gabar todoba jir ah dil ugu geysatay Muqdisho

Caydiid Ali

Saraakiisha Baraha Koontrolada Muqdisho oo amaro cusub lagu soo rogay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---