Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Rooble oo ka hadlay Doorashada ka bilaabatay Kismaayo Fariina u diray Guddiyada Doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) bilaabista doorashada Golaha Shacabka ee maanta ka bilaabatay magaalada Kismaayo

Raisul Wasaare Rooble ayaa ku adkeeyay Guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dowlad goboleed in doorashadu ay noqoto mid daahfuran oo waafaqsan habraacyada doorashooyinka.

Waxa uu sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha dalka u hambalyeeyay xildhibaannada maanta la doortay oo ku jirto wasiir katirsan Xukuumada kuwaa uu u rajeeyay in Eebbe ku garab galo mas’uuliyadda loo igmaday.

Related posts

Faahfaahin: Dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Qaramada Midoobay oo kahor timid xukun Dil ah oo Puntland fulisay

Cabdi Cade

Itoobiya: “Cidii ka hortimaada heshiiskii badda waxaan u arkaynaa..”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---