Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga doorashada heer Federaal oo war cusub soo saaray (Akhriso)

Guddiga Doorashooyinka heer federaal ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in guddiga yeeshay Guddomiye KMG ah oo sii wadaya shaqada Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Maxamed Xasan Cirro.

Qoraal ay guddiga doorashada heer federaal u direen Ra’isul Wasaaraha, madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ayaa lagu sheegay in xilka guddomiyaha guddiga doorashooyinka uu sii heynayo Mowliid Mataan oo horey kuxigeenka guddiga u ahaa.

Guddiga doorashooyinka ayaa sidoo kale qoraalka ay u direen gollaha wadatashiga qaran iyo beesha caalamka ku wargaliyay in ay sii wadayaan doorashada ay sheegeen in ay hortaagnaayeen caqabado badan.

Related posts

Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Gudoomiyihii Maxkamada G/Sool ee Somaliland

Caydiid Ali

Wasiir Dubbe: “Fanaaniin ay ku jirto Nada Al-Ghala ayaa raba iney ka heesaan Tiyaatarka”

Caydiid Ali

Ciidanka Xoogga dalka oo Al-shabaab kala wareegay degaano cusub

Caydiid Ali
Taboola Ads ---