Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Sarkaal ciidan oo ku naf waayey qarax loogu xiray gaari uu watay

Sarkaal ka tirsan ciidamada Jubbaland ayaa maanta ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa sheegay in sarkaalka uu kasoo baxay Masjid ku yaalla Magaalada, isla markaana qaraxa gaariga loogu xiray intii ku jiray Masjidka.

“Qaraxan iyo weeraradii ka dhacay duleedka Kismaayo waxay ahaayeen kuwo lagu qalqalgelinaayo ammaanka doorashooyinka Jubbaland oo dhawaan bilaaban doona” ayuu yiri afhayeenka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Iran: “Waa dhamaaday wejigii dulqaadka & is-xakameynta”

Caydiid Ali

Isbadal lagu sameeyay Arimaha Xajka iyo Kenya oo soo saartay qaraar ka dhan Al-Shabaab iyo Madaxwayne Waare oo qayliyay

admin

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska ay la gashay C/rashiid Janan

Caydiid Ali
Taboola Ads ---