Masuuliyiin horey xilal uga soo qabatay Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa yeeshay kulan iyagoo ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka maalintii labaad ka socda Boosaaso isla markaana wax kasta lagu xaliyo wada-hadal.
Ra’iisul Wasaariii hore ee dalka Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake, madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole, Cabdiweli Maxamad Cali-Gaas iyo taliyihii hore ee Booliska Gen Saacid Daahir Siciid ayaa soo saaray baaq ka kooban 5 qodob oo u qornaa sidatan:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com