Allbanaadir.com
NEWS

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali,  ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka Baakistaan Mudane Shah Mahmood Qureshi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal.
 
Labada Wasiir ayaa kulankooda diirradda ku saaray adkaynta iskaashiga iyo wax wada qabsiga Soomaaaliya iyo Baakistaan ee dhinacyada diblomaasiyadda, amniga, ganacsiga, sayniska iyo tiknoolojiyadda.
Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kulankooda iskula  gartay in labada dal ay dhowaan wada garaan heshiis iskaashi oo ku saabsan arrimahaasi ay kulankooda diirada ku saareen.

Related posts

Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Shirka Amniga Qaranka oo goordhaw ka furmay Muqdisho

Cabdi Cade

Maamulka Puntland oo si adag u beeniyay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---