Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Rooble iyo wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed.

Wafdiga Rooble ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyeen Madaxda sare ee maamulka Koonfur galbeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa qeyb gali doona munaasabadda sanad guurada  3aad ee markii la doortay Madaxweyne  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen).

Sidoo kale ayaa madaxda Koonfur galbeed la qaadan doonna Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed kulamo lagu dardargelinayo hannaanka doorashooyinka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maamulka Puntland oo soo saaray amar ku socda Shaqaalaha ajaaniibta ah (Akhriso)

Caydiid Ali

Khilaaf cusub oo ka dhex qarxay Madaxweyne Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Karaash

Caydiid Ali

Madaxweynaha Jubbalad oo Daahfuray Mashruuc Dhismo Waddooyin ka kooban 31km (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---