Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay tallaabada xilka looga qaaday Xubno ka tirsan Guddiga xalinta Khilaafaadka si loo xaqiijiyo hufnaanta doorashooyinka.
Qoraal ka soo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa sidoo kale lagu sheegay iney is garab taagayaan tallaabo kasta oo lagu saxayo geeddi socodka doorashada si loo helo doorasho natiijadeeda lagu kalsoonaan karo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com