Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maamulka Jubbaland oo amar culus ku soo rogay ganacsatada Kismaayo (Akhriso)

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland ayaa ku wargelisay dhammaan ganacsatada Soomaaliyeed ee gacanta ku heysa hantidii Wakaaladii Batroolka iyo Macdanta Soomaaliyeed inay ku soo wareejiyaan Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland.

Sidoo kale, Wasaaradda oo soo saartay qoraal ayaa ku amartay ganactada shidaal iney iska soo diiwaan geliyaan xafiisyada Wasaarada, qoraalka wasaaradana sidan hoose ayuu u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Akhriso) Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia oo u digtay Shirkadaha dayuuradaha

Caydiid Ali

C/Xakiin Camey oo Daruufo jira owgeed uga laabtay Dacwad uu ka gudbiyay Madaxweyne Gaas

Cabdi Cade

Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada Dilal ka dhacay Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha

Cabdi Cade
Taboola Ads ---