Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay qabsoomida shirweyne Wadatashi ah oo ay isugu yimaadaan waxgaradka Soomaaliyeed iyagoo magacaabay labo guddi oo isugu jira Guddiga qabanqaabada shirweynaha iyo Guddiga Amniga.
Qoraal ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa lagu sheegay inay u caddaatay in Mas’uuliyiinta heer Federaal iyo dowlad goboleed in aysan dan ka laheyn doorasho hufan oo daah furan
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhameystiran