Guddoonka sare ee doorashada Somaliland oo soo saaray qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in hakiyay kuraasta 16-ka ah ee ay dhowaan Guddiga doorashada Somaliland shaaciyeen.
Ujeedada loo hakinayo kuraastaas ayaa sida ku xusan qoraalka waxay tahay hubinta habsami u socodka doorashada iyo sugnaanta doorasho ku dhacda si xor iyo xalaal ah oo daah-furan, waafaqsana habraacyada doorashada.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA CABDI XAASHI
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com