Allbanaadir.com
NEWS

Daarul-Sunna Quran Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed

DAARUL-SUNNA QURAN ONLINE waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .

• Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.

• Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo tarbiyadda ubadka.

• Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .

• Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.

 Duruustu waxay ku baxayaan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .

 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya .

Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –

1) Quraanka kariimka ah.
2) Higaadda.
3) Xadiithka.
4) Caqiiqda islaamka.
5) Fiqhiga .
6) Siirada Nebiga صلى الله عليه وسلم.
7) Tarbiyadda caruurta.
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka).

Si aad isku diwaan galiso nagala soo xidhiidh:-
Whats app: +252 63 3164639.
Telegram: +252 63 3164639.
Viber : +252 63 3164639.
Imo :+252 63 3164639.
SKYPE: Daarul Sunna Qur’an Online.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Labo kamid ah Madaxda maamul goboleedyada oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne saadaalin ka bixiyay tirada dadkiisa ee u dhimanaya Caronavirus

Cabdi Cade

Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Wakiilka QM & danjiraha Britain (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---