Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wakiilada Somaliland oo beeniyay in ay dhibane u yihiin C/Maalik Coldoon

Golaha Wakiilada maamulka Somaliland ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen in ay dhibane u yihiin uuna wax u dhimay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ku xiran xabsi kuyaala magaalada Hargeysa.

Qoraalka kasoo baxay golaha Wakiilada Somaliland ayaa lagu beeniyay qoraal kasoo baxay Xeer Ilaalinta Somaliland oo lagu sheegay in golaha Wakiilada Somaliland dhibane u yihiin saxafadi Cabdimaalik Coldoon.

Golaha Wakiilada Somaliland qoraalka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ay yihiin Hay”ad leh qaanuun u gaar ah oo ay wax ku dacweyn karaan laguna dacweyn karo si waafaqsan dastuurka u degsan Somaliland.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaliland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Daawo Sawirro :Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al Shabaab oo Dar daaran loo jeediyay

Cabdi Cade

Lacagta Israel uga baxday duulaanka Lubnan oo la shaaciyey

Caydiid Ali

Election Mandate vs. Term Extension

Caydiid Ali
Taboola Ads ---