Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jen. Xijaar oo soo saaray Wareegto xilka looga xayuubiyey Taliye saldhig Boolis

Taliyihii ciidanka Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo lagu bedelay Taliye Cusub

Wareegtada isbedelkan lagu sameeyey ayaa ka soo baxday taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Xijaar.

Taliye Xijaar ayaa xilkii ka Qaaday taliyihii saldhiga Beledweyne Gaashaanle Mohamed Qoorsheel, waxaana uu magacaabay  Mohamed Hussein Mohamud (Duurdege)

Taliyaha la magacaabay ayaa horay uga soo shaqeeyey hogaanada Booliska, isagoo ka soo shaqeeyay sida la sheegay Gobolada Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, welina ma cadda sababta ka dambeysa isbedelkan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

QM oo fariin u dirtay Madaxda Soomaalida ka dib laalidii go’aankii muddo kororsiga

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo balanqaad u sameysay qoysaska ku agoontoobay Qaraxyadii Soobe

Caydiid Ali

Qalab casri ah oo lagu kordhiyay xarunta CID & Kheyre oo xariga ka jaray (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---