Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Galmudug oo shaaciyay doorashada labo kursi oo beri ka dhacaya Dhuusamareeb

Guddiga doorashada Galmudug ayaa shaaciyay doorashada labo kursi oo beri ka dhaceysa magaalada Dhuusamareeb.

Labada kursi ayaa kala ah Hop#43 iyo kursiga muranka ku gadaaman ee Hop#067 oo la filayo inuu ku soo baxo taliyaha KMG ah ee NISA Yaasiin Farey , kaasoo ka mid ah ragga lagu tuhunsan yahay dilka Ikraan Tahliil.

HOOS KA AKHRISO QORAAL

Related posts

Muqdisho oo caawa Bandow isku diyaarineysa iyo shacabka qaar oo bilaabay in ay…

Cabdi Cade

Amnesty oo Warbixin ka soo saartay xaalada Suxufiyiinta Soomaalida

Caydiid Ali

Magacyada dalalka Islaamka ee maanta u dabaaldegay Maalinta Koowaad ee Ciidda

Caydiid Ali
Taboola Ads ---