Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Gunooyinka Golaha Wasiirada Somalia oo qeyb laga jaray iyo sababta ka dambeysa

Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Ra’iisul Wsaaraha XFS ayaa ku dhawaaqay in dalku galay xaalad bani’aadminimo oo deg deg ah taasoo ka dhalatay abaaraha dalka ka jirta.

HOOS KA AKHRISO QORAAL KA SOO BAXAY XAFIISKA ROOBLE

 

Related posts

Suleyman Soylu oo Muqdisho imaanaya kadib casuumad loo fidiyay

Cabdi Cade

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil Muqdisho loogu geestay Xildhibaan hore

Cabdi Cade

Dowlada Mareykanka oo dalka Afganistan ka fulisay Weerar Aargoosi ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---