Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga hadlay doorsahada golaha Shacabka ee ka bilaabatay dalka iyo sida musuqa leh ee doorashadan ku bilaabatay.
Sheekh Shariif ayaa soo dhaweeyay bilaabashada doorashada golaha shacabka, hasa ahaatee waxa uu walaac xoogan ka muujiyay sida doorashada ku bilaabatay oo cabsho xoogan ka keeneen musharxiinta iyo beelaha qaar.
Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay Golaha Wadatashiga Qaran inay xaliyaan tabashooyinka soo baxaya oo ay wax ka qabtaan cabashada iyo walaaca laga muujinayo hannaanka loo maamulayo doorashada.
Halkan ka Akhriso Qoraalka uu soo saaray Sheekh Shariif
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com