Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magacaabay Gudiga Gurmadka Abaaraha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya.
Guddigan oo ka kooban 11 xubnood oo ay ku jiraam xubno ka tirsan wasiirada Koonfur galbeed ayaa wareegtada lagu magacaabay waxay u qorneyd sidatan:-