Guddiga doorashada Galmudug ayaa kordhiyey mudada diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Golaha Shacabka oo maanta ku ekeyd, waxaana lagu daray maalin dheeri ah.
14 musharax ayaa illaa hadda isku diiwaan geliyay shanta kursi, waxaana shanta kursi ay u muuqdaan kuwo loo xiray musharaxiin gaar ah.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com