Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Senatorkii dhawaan is casilay oo isku diiwaan galiyay Doorashada Golaha Shacabka (Sawirro)

Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa bilaabay diiwaangelinta mushariinta u tartamaya kuraasta Gollaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug.

Doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ayaa la filayaa in dhawaan ka bilaabato magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug, waxaana lasoo saaray oo hada is diiwaan gelinaya musharaxiinta shan kursi oo katirsan Aqalka Hoose.

Xubnaha maanta isku diiwaan geliyay doorashada Golaha Shacabka ee ka dhaceysa magaalada Dhuusomareeb waxaa kamid ah Senator hore Yuusuf Geelle Ugaas oo dhawaan iska casilay xubanidamada Aqalka Sare oo horey loogu doortay.

Dhagey ayaa u baneeyay booska kursiga Aqalka Sare sidii uu uga mid noqon lahaa Xildhibaanada golaha Shacabka, waxa uuna booska uu ka tagay la fialyaa in uu buuxiyo shaqsi kale oo ay isku beel yihiin.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Go’aamo maanta laga soo saarayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho ka socday

Cabdi Cade

Xuseen Madkeer Ismaciil oo sanado ka dib isku soo dhiibay ciidanka Xoogga dalka

Caydiid Ali

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---