Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxa Shirkad Ajnabi ah oo Amaanka ka shaqeysa oo Muqdisho soo gaaray (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay MR Antti oo kamid ah madaxda Shirkada Forset Group oo ah shirkad Dowlada Filand u qaabilsan arimaha maareenta Amniga.

Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish iyo wafdigaan ka socday Shirkada Forset Group ayaa kormeeray qaar kamid ah xarumaha dowlda hoose ee Xamar oo ay kamid aheyd xarunta Taliska ciidanka ilaalinta deegaanka, xarunta Gaadiidka, Isbitaalka Laasaleeti iyo xarunta Aqalka dowlada Hoose si ay ugu kuurgalaan baahiyaha gaarka ah ee kajira goobahaasi.

Shirkadan ka shaqeysa arimaha maareyta Amniga ayaa maamulka Gobolka Banaadir gacan ka siineysa sidii loo adkeyn lahaa amaanka xarumaha muhiimka ah ee ku shaqeeyo maamulka Gobolka Banaadir.

Related posts

Xildhibaan lagu dilay magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo Gaadiid Ciidan ku wareejisay Booliiska Soomaaliya (Sawirro)

Cabdi Cade

Qaabka ay u dhacayaan Doorashooyinka Somalia oo la shaaciyay & Rajo laga Muujiyay

admin
Taboola Ads ---