Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) oo kamid ahaa Xildhibaanada Aqalka Sare ee lagu doortay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa Qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu isaga tagay kana tanaasulay Kursigaasi.
Qoraal uu Senator Dhagey u diray Madaxweynaha Galmudug ayuu ku shaaciyay in uu ka tanaasulay Kursiga Aqalka Sare uu ku matalayay Galmudug, waxa uuna Madaxweyne Qoor Qoor ka dalbaday in uu is casilaadiisa ka aqbalo.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Sanatarka ku tanaasulayÂ