Allbanaadir.com
NEWS

(Sawirro) Cumar Filish oo kormeeray Mid ka mid ah jidadka Muqdisho oo ay ka socotay..

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa  xalay kormeeray wadada isku xirta Saldhiga Bari ee degmada Cabdicasiis ilaa Isgoyska Mirinaayo.

Wadadan ayaa dowlada hoose Xamar waxay ka hirgalisay Leerarka Cad-Ceeda ku shaqeeya si loo muujiyo bilicda Wadadaasi isla markaana loo xoojiyo Sugida Amniga.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa u kuurgalay qaabka ay ku socotay howlaha wadadaas looga hirgelinayey leyrarka cadceedan ku shaqeeya.

Inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga hirgeliyey nalalka ku shaqeeya cadceeda, iyadoo dowlada hoose ee Muqdisho lagu dhaliilay ineysan dayactirin qaar ka mid ah nalalkaas oo ciladoobay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Qorshe Howlleedka Maamulka G/Banaadir ee 2019 oo la meel mariyay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Qalabkii Idaacada Al Shabaab oo la keenay Muqdisho iyo Wasiir Iidaan oo ka hadlay

Cabdi Cade

Madaxweyne Bangiyo waa weyn ku amray in maal galin ku sameeyaan Eeyaha Alabay !!

Cabdi Cade
Taboola Ads ---