Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen warar been-abuur ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada.

War saxaafadeedka ay soo saareen Guddiga doorashada Hirshabelle ayey ku sheegeen in uusan jirin habraac u gaar ah ay soo saarayaan, waxa ayna xuseen in ay ku shaqeenayaan habraacii ay horey ugu heshiiyeen Madaxda Qaranka.

Guddiga Doorashada Hirshabelle ayaa sidoo kale beeniyay in kuraas gaar ah oo la qorsheenayo in la qabto aysan jirin ,waxa ayna shaaciyeen in iyagu lasoo wadaagi doonaan bulshada xiliga la qabanayo doorashada.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Doorashada Hirshabelle

 

 

Related posts

Golaha Wasiirrada Somaliland oo go’aan la xiriira doorashada shaaciyay

Cabdi Cade

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad sugida NISA oo xabsiga dhigay gudoomiye deegaan

Caydiid Ali

Al Shabaab oo soo bandhigtay Sawirada iyaga oo ka dhax dagaalamaya Saldhig Mareykanka ku leeyahay Kenya (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---