Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Kenya oo hal sabab awgeed xoojineysa amaanka xadka ay la wadaagto Itoobiya

Booliiska dowladda Kenya ayaa sheegay inay si dhaw isha ugu hayaan xaaladaha isbad-badalaya ee ka taagan Itoobiya

Saraakiisha amaanka ayaa Booliska ku faray iney ammaanka sugaan, gaar ahaan goobaha dhaca soohdinta ay la wadaagaan dalka Itoobiya.

Waxaa la faray muwaadiniinta Kenyanka iney taxadar iyo foojignaan dheeri ah la yimaadaan.

Sidoo kale, waxaa lagu wargaliyey dadweynaha in dadka ay ka shakiyaan ay ku war geliyaan xarunta booliis ee ugu dhaw.

Arrintan ayaa ku soo beegantay Xili woqooyiga Itoobiya ay ka socdaan dagaalo u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kooxda TPLF, isla markaana xukun deg deg ah looga dhawaaqay dalkaas.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo oo soo diray fariin ku aadan 14-ka October (Akhriso)

Cabdi Cade

Nabadoon Saalax Maxamuud Cali oo saakay la dilay iyo ragii dilay oo…

Cabdi Cade

Odayaasha beelaha Muqdisho oo dalab hordhigay Guddoomiyaha gobolka Banaadir (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---