Golaha Wasiiradda xukumada Somalia oo kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Muqdisho ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aden Koofi.
sidoo kale golaha ayaa ansixyay in C/qaadir Cilmi Cali (Cabdul) uu noqdo Agaasimaha cusub Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha kadib soo jeedin Wasaaradda Amniga Gudaha.
Agaasimihii Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Maxamed Aden Koofi oo xilkaas hayey muddo dheer ayaa wax badan ka qabtay xoojinta iyo balaarinta heyaddaas.
La soco wixii kordha..
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com