Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Cumar Cabdullahi Maxamed u magacaabay Gudoomiyaha cusub ee degmada Kismaayo iyo duqa Magaalada.
Axmed Madoobe magacaabista ka hor xilka ka qaaday Guddoomiyihii Kismaayo Timajilic oo muddo dheer xilkaasi hayay.
Cumar Faraweyne ayaa horay u soo noqday Guddoomiyaha gobolka Nugaal iyo taliyaha Ciidanka ilaalada Madaxtooyadda Puntland.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com