Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweynaha Dowla goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayuu ku magacaabay Hanti dhowraha iyo Xisaabiyaha guud ee Jubbalad.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Bashiir Maxamed Baahale Hanti dhowraha guud halka sidoo kale uu magacaabay Cabdicasiis Maxamed Xasan Xisaabiyaha guud ee Dowlad goboleedka Jubaland.
https://www.youtube.com/watch?v=J_bkNwxFCKg