Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xaalada uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow oo walaac badan laga muujiyey

Guddoomiyaha xisbi la magac baxay Amniga iyo Cadaaladda oo fadhigiisu yahay Muqdisho ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku muujinayo walaac xooggan oo ay ka qabaan badqabka Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Roobow oo horey u ahaa ku-xigeenkii ururka Al-Shabaab oo bishii December sannadkii 2018-ka ay dawladda Soomaaliya ka hor istaagtay inuu u tartamo hoggaanka maamul goboleedka Koonfur Galbeed.

Qoraal ka soo baxay xisbiga oo looga hadlay xaalada Mukhtaar Roobow ayaa sidan u qornaa:

Related posts

Turkiga oo diyaariyey Markab shidaal ka qodaya Somalia (Sawirro)

Caydiid Ali

Qoorqoor oo sheegay inuu Wadahadal la furayo siyaasiyiinta Galmudug

Caydiid Ali

(Akhriso) DF oo amaro cusub ka soo saartay Munaasabada Ciidul adxaa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---