Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hirshabeelle ayaa u fasaxday shaqooyinkooda Hay’adda hoos ku qoran oo buuxiyay shuruudihii ay ka rabtay Wasaarada Maaliyadda.
heyaddahan ayaa ka mid ahaa kuwo dhowaan Maamulka Hirshabelle uu shaqada ka joojiyey ka dib markii lagu eedeeyey ineysan buuxinin shuruudihii looga baahnaa shaqadooda.
Ugu dambeyn Wasaarada Maaliyadda ayaa fartay Hay’adda aan ku jirin liiskaan inay u hogaansamaan awaamiirta ay bixiso Wasaarada.
HOOS KA AKHRISO HEYADAHA LA FASAXAY
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com