Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland, Guuleed Saalax Barre ayaa ku dhawaaqey natiijada doorashada Golaha Degaanka ee degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl Puntland.
Doorashadan ayaa loo dareerey 25-kii bishan Oktoober, oo ku beegneyd Maalintii shalay, waxaana ku tartamay xisbiyo fara badan.
Kuraasta ugu badan goleyaasha degaanka degmooyinkan waxaa ku guuleystay ururka KAAH ee uu hogaamiyo Madaxweyne Deni, waxayna u kala heleen codadka sidatan hoose.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com