Allbanaadir.com
NEWS

Raisul Wasaare Rooble oo Damaashaad iyo Dalxiis u tagay Xeebta Liido (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday xeebta Liido halkaas oo uu waqti kula qaatay qaar kamid ah shacabkii u nasasho tagay.

Raisul Wasaare Rooble ayaa bulshada uu kula kulmay xeebta Liido ku boorriyay in ay qeyb ka qaataan nabadda iyo xasilloonida caasimadda iyo guud ahaan dalka.

Booqashada Raisul Wasaare Rooble ku tagay xeebta Liido waxaa ku wehliyay Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin kale kuwaa oo waqti ku qaatay Hotel kuyaala Xeebta Liido.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo goordhaw Shirweyne muhiim ah ka furay Muqsisho

Cabdi Cade

Iran oo Dhoolatus aan caadi aheyn ka bilowday Badda Cumaan iyo marinka Hormuz

Caydiid Ali

Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay 10 nin oo katirsanaa Al Shabaab

Cabdi Cade
Taboola Ads ---