Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga haray ka qayb galka tartanka kuraasta Barlamaanka Aqalka Sare ee Dalka.
Waxaa lagu badalay Cabdi Xuseen Cali oo la tartami doona marka uu is diiwaan galiyo Musharax Xasan Daahir Yarow oo maanta is diiwaan galiyey islamarkaana lasiiyay shahaadada aqoonsiga Musharaxnimo.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA AXMED MADOOBE
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com