Maamulka Somaliland ayaa dacwad ka gudbiyey wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo ay sheegeen inuu dhinac u xaglin ah uga hadlay arrinta xiisadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.
Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha dibaadda Somaliland Sacad Cali Shire oo loo diray xoghayaha gud ee ee Qaramada Midoobay Antonio Gutarres ayaa lagu cambaareeyay warqad uu Micheal Keating u diray Somaliland.
Waxaa uu ku tilmaamay inay ahayd mid dhinac u janjeerta oo meel uga dhacday Somaliland,xaqiiqdana ka fog.
Hoos ka akhriso dacwada laga gudbiyey Somaliland.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com