Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Axmed Madoobe oo soo saaray Liiska Musharaxiinta ku tartameysa Afarta kursi ee ka dhinaa Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo saaray liiska musharaxiinta ku tartameysa afarta kursi ee ka dhiman aqalka sare ee deegaan doorashadoodu tahay Jubaland.

Axmed Madoobe ayaana liiska uu soo saaray waxaa labo kursi oo kamid ah u xiray kuna tartamaya Haween , waxa ayna Jubbaland sidaas ku saxday qoondada Haweenka ee laga rabay.

Doorashada afartan kursi ee ku harsanaa Jubbaland ayaa la filaya in si deg deg ah uga dhacdo Kismaayo, waxaana hadii la doorto afartan kursi kaliya ka hari doona kuraasta Aqalka Sare labo kursi oo ku harsan Galmudug.

Related posts

(Sawirro) Qoorqoor oo ku laabtay Dhuusamareeb ka dib markii uu ka soo qeyb galay..

Caydiid Ali

Wasiir difaacay wax ka beddelka Dastuurka fartana ku fiiqay Siyaasiyiinta diidan

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---