Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray Qoraal ay wel wel badan ku muujiyeen (Akhriso)

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa qoraal ay soo saareen ayaa waxa ay ku cadeeyeen in Golaha Wadatashiga Qaran uu qaadayo mas’uuliyadda dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka.

Qoraalka kasoo baxay Musharaxiinta ayeyna walaac xoogan ugu muujiyeen dib u dhaca ku yimid doorashada ku timid, waxa ayna xuseen in dib u dhaca doorashada sabababo firaaq dastuuri ah iyo xaalad hubanti la’aan ah oo saameyn ku yeelan karta xasiloonida dalka.

Jadwal doorasho oo horey usoo saareen Golaha Wadatashiga Qaran uu hogaamiyo Ra’isul Wasaare Rooble ayey ku shaaciyeen in doorashada Madaxweynaha dhaceyso 10-ka bisha October oo shalay ku beegneed, hasa ahaatee jadwalkaasi ayaa noqday mid fashilmay.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo la dhaariyay Ammar cusubna la siiyay (Sawirro)

Cabdi Cade

Shir Xasaasi ah oo looga hadlayay Amniga dalka oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Xukuumada Soomaaliya oo War kulul ka soo saartay dilka Sowdo iyo Sakariye

Caydiid Ali
Taboola Ads ---