Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamada caalamiga ah ee ICJ

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ  oo 12-ka bishan lagu dhawaaqo doono xukunka dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wafdigan ayaa goob-joog ka noqonaya ku dhawaaqida go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ ee la xiriira dacwada badda.

“Waxaan aniga iyo wefdi aan hoggaaminayaa soo gaarnay magaalada Hague, si aaan goobjoog uga noqonno go’aanka Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee ICJ oo 12-ka bishan October ku dhawaaqi doonta xukunka dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mahdi Guuleed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Gaadiid dagaal & Maleeshiyo lagu wareejiyey Raisul Wasaare Khayre (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Ciyaaryahan Muslim ah oo dacwad sumcad dil ah ka gudbiyay Wariye caan ah

Cabdi Cade

Wasiir Fiqi & Sen.Qeybdiid oo kormeeray saldhig ciidan oo ku yaalla Hobyo (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---