Allbanaadir.com
NEWS

Dal ka tirsan caalamka oo qofkii doonaya dhalasho iyo baasaboor kaga iibinaya milyan dollar

Dawladda Mauritius ayaa ajaaniibta u soo bandhigtay fursad ay muwaadiniin ku noqon karaan iyagoo bixinaya hal milyan oo dollar oo aan celis lahayn.

Qofka qofka jinsiyadda noocaas ah dalbanaya uu yahay xaas waxaa looga baahan yahay in dadka kale oo ku tiirsan iyo qof kaste oo qoyskiisa ka tirsan uu ka bixiyo 100,000 oo doolar oo dheeri ah.

Waxaa arrintaas ku dhawaaqay ra’isul wasaaraha iyo wasiirka maaliyadda oo soo bandhigayay miisaaniyadda dalka ee 2018ka.

Siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa cambaareeyay go’aankaas, iyadoo Ashok Subron oo ah hogaamiyaha xisbiga Rezistans ek Alternativ ee wadaniyadda ku ka talax tagay uu sheegay in dhalashada dal aysan wax soo saar ahayn isla markaasna aysan sicir lahayn alaab ahaanna noqon Karin.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Muuse Biixi oo si lama filaan ah uga laabtay go’aan adag oo uu dhowaan shaaciyey

Caydiid Ali

Sacuudiga oo diiwaan geliyey Kiiskii ugu horeeyey nooca cusub ee COVID-19 Omicron

Caydiid Ali

Khilaaf ka taagan Doorashada labo kursi oo katirsan Aqalka Sare oo Jowhar ka dhici laheyd

Cabdi Cade