Wasiirka wasaraadda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilka ka qaaday maamulkii hore ee Degmada Afgooye isagoona magacaabay maamul cusub.
Wareegtada kasoo baxday Wasiirka arimaha Gudaha Koonfur Galbeed ayaa gudoomiyaha degmada Afgooye loogu magacaabay Abukar Maxamed Cumar, waxaa sidoo kale wareegtada lagu magacaabay 4 Gudoomiye kuxigeen iyo Xoghaye.,
Halkan ka Akhriso Magacyada masuuliyiinta la magacaabay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
https://youtu.be/opOcRZ6l3aU